Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray C/raxmaan Guulwade

Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo ka mid ahaa guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Danjire Guulwade ayaa waxaa uu sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Kacaankii aheyd ku qaaday Gobolada Waqooyi ee hadda la baxay Somaliland, isagoo xusay in ujeedada … Continue reading Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray C/raxmaan Guulwade